Daawo Sawirada: Isbitaalka Baladweyne oo ku dhaw in uu xirmo kadib markii biyo badan galeen

Magalaada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa xiligan ka taagan xaalad adag oo dhinaca bini’aadanimada, waxaana magaalada inteeda badan ku fatahay biyaha wabiga Shabelle. Dadkii kunoolaa magaalada Baladweyne qaar badan oo kamid ah ayaa ka barakacay guryahooda kadib markii biyo badan soo galeen, waxa ayna dadka kunool yihiin deegaano duleedka ka ah magaalada Baladweyne. Isbitaalka … Continue reading Daawo Sawirada: Isbitaalka Baladweyne oo ku dhaw in uu xirmo kadib markii biyo badan galeen